kooxo hubeysan oo habeenkii xalay dilay sargaal katirsanaa Hay'ada Islamic Releif

0
Thursday May 10, 2012 - 12:00:29 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    kooxo hubeysan oo habeenkii xalay dilay sargaal katirsanaa Hay'ada Islamic Releif

    Kooxo hubeysan ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku dilay sarkaal ka tirsanaa hay’adda Islamic Releif

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubeysan ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ku dilay sarkaal ka tirsanaa hay’adda Islamic Releif Goob joogayaal ku sugan magaalada Baydhabo ayaa xaqiijiyay in dilkan uu xalay ka dhacay magalada Beydhabo waxaana dilka fuliyay rag bostoolda ku hubeysan oo aan hebtooda la garaneyn
Ninka la dilay ayaa waxa lagu magacaabaa Max’ed Axmed Fanax oo ka tirsanaa saraakiisha hay’ada Islamic Relief qebta ay ku leedahay magaalada Baydhabo waxaana la dilay xili uu ka soo baxay masjid ku yaala magaalada baydhabo uuna ku sii jeeday hoyga uu ka daganaa magaalada

Dilalka qorsheysan aya xiliyadii dambe waxa ay ku soo badanayeen gudaha magaalooyinka ay dawladu dhawaan kala wareegtay Al-Shabab iyadoo an la ogeyn cida ka dambeysa dilalka loo geysanayo dadka shacabka ah sidoo kalena ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilkaasi
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip