Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay afar qof oo kale oo laba ay ka mid yihiin ciidamada Somaliland.
Wasiirku waxa uu sheegay in magaalada Laas Caanood la geliyay bandoow, si loo helo buu yiri ciddii ka dambeysay qaraxa, oo uu ku tilmaamay cadowga Somaliland.
Ma bixin faahfaahin kale wasiirku, laakiin wuxuu sheegay in guud ahaan
gobollada kale ee Somaliland ciidamadu feejignaan dheeraad ah ku jiraan.
25/02/2024 - 11:59:17
23/02/2024 - 15:36:10
21/02/2024 - 01:23:11
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391528
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83630
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67492
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55048
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53406
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49926
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43841
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43180
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37719
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37690
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 917
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1140
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1045
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 967
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1034
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1056
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 926
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1343
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1148
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1075
Maamulka Somaliland oo dad uqabqabatay qaraxyadi ka dhacay halkaasi
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Somaliland Farxaan Jaamac Ismaaciil ayaa sheegay in dadka la xiray ay rayid yihiin, laguna tuhunsan yahay qaraxaasi.