War Deg Deg ah:Wararka naga soo gaaraya degmada dayniile ayaa waxa ay sheegayaan Dagaal Xoogan oo halkaasi Ka Bilaawday oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG soomaaliya Iyo Ciidamada Midoowga Afrika AMISOM oo is garab sanaya iyo alshabaab.
To:
From:
Your Name:
Message: