Tacsi tiiranyo leh oo loo dirayo Qoyskii iyo Eheladii Aabihii Nabada ee Xaaji Koogaar
Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo qoyskii iyo eheladii uuka tagay Allaha U naxariistee Caaqil Marxuum Haji Mohamoud Ali Jimale (Koogaar) oo ku geeriyooday Magaalada phoenix Gobalka Arizona USA