Caawa oo Duqayntii ugu cusleed ku Socoto Dayniile & Maslax
Waxaa caawa abaarihii 9ka oo qadar yar dhiman mar keliya ka bilwoday Magaalada Muqdisho xaafadaha aay isaga soo horjeedaan Alshabaab & Ciidamada Soomalia & Amisom.
Madaafiicda oo u muuqata kuwo lala dhacaya xarumaha Alshabaab ay ku leeyihiin Xero Ma