Xaflad casho sharaf ah oo lagu qabtay Puntland (Daawo Sawiro)
Garowe, Dec. 22.2011----------
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka dhacday xaflad casho sharaf aheyd oo loo sameeyey madaxdii iyo mas’uuliyiintii u timid si ay uga qeybgalaan shirka Wadatashiga ee Dastuurka dalk