Allaha u Naxariistee marxuum EX Dr Xuseen Xaaji Maxamed Bood oo maanta ku geriyooday magaalada Nairobi
Allaha u Naxariistee waa saaka Waaberigii ku geeriyooday Magaalada Nairobi Siyaasiga Soomaaliyed Dr Xuseen Xaaji Maxamed Bood oo ka mid ahaa Siyaasiyii ku caan baxay dhinaca Nabadda Soomaaliya