Share with your friends via email

Aroos Aweys & Sacdiyo

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga dirayaan Alcaruus Aweys Sheekh Cumar (Viera) iyo Caruusadiisa Sacdiyo Sheekh C/raxman oo aqalgalkooda kadhacay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip