Jaaliyada Mudulood ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika oo tacsi u diraya marxuum Dr.Bood
Dhammaan jaaliyadaha Somaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( North America), gaar ahaan Jaaliyada Mudulood iyo tan afar (4) samatalis iyo adeerkood, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan eheladdii, qaraabaddii, asxaabtii iyo bulshada Soomaliyee