Wararki ugu dambeeyay ee xaalada magaalada Muqdisho
Gabi ahaan xaafadaha ay ka koobantahay magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa saakay wararki ugu dambeeyay ee xaaladaha ay ku waabariisteen sheegayaan iney kajirto xasilooni adeegyadi buslhadana ay usocdaan si caadi ah.