Share with your friends via email

Danjire Mahiga oo si kulul uga hadlay xiliga kala guurka

Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahiga ayaa u digay cid walba oo isku dayda inay carqaladayso hanaanka geedi-socodka ah ee looga baxayo xilliga kala guurka ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip