Share with your friends via email

Tacsi: Yaasiin Xaaji Xuseen Max'ud Ow Cumar

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq waana shey naf waliba dhadhamin doonto, Alaah Unaxariiste waxa ifka maanta katagay marxuum Yaasiin Xaaji Xuseen maxamud Ow Cumar oo kugeeriyooday isbitaalka Keysaney ee duleedka Magaalada Muqdish

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip