Share with your friends via email

Tahniyad: Khaliif Cade & Nuurto Sheekh C/raxman (Sawiro)

Waxa halkaan tahniyad kal iyo laab ah hawada loo marinayaa Al Caruus Yuusuf Muxidiin Cabdulle (Khaliif Cade) iyo Nuurto Sheekh C/raxman Sheekh Axmed oo ku aqal galay Xaafada Arjantiin ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip