Share with your friends via email

Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan Oo kahadlay Marxalada Cusub ee Somaliya

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo wareysi siinayay Laanta Afka Soomaaliga Idaacada VOA-da ayaa waxa uu ka hadlay Arimo dhowr ah iyo talooyin uu usoo jeediyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof Xasan Sheikh Maxamuud

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip