Share with your friends via email

Barlamanka Somaliya oo ansixiyay Miisaaniyada dowlada ee Sanadkaan

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay miisaaniyadda ay dowladda Soomaaliya ku shaqeynayso saddexda bilood ee sannadkan ka harsan oo ay ku jirto bishan Oktoobar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip