Dhibaato kasta oo isoo gaarteyna waxaan ka dhigtay arrin Ilaah igu imtixaanayo oo iimankeyga lagu tijaabinayo inaan ku samrayo iyo in kale, laakiin aniga ilaah ayaan ku mahadiyay waxaana soo xusuustay iney jiraan: dad iyagu qalliin culus lagu sameeyo