Xaflada Mowlidka Nabiga NNKH oo lagu qabtay Göteborg Sweden
axaa lagu qabtay magaalada gotenberg ee wadanka Swden xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna maamuusayay dhalashada Nabiga NNK.
Xafladda oo ay ka soo qayb galeen culimaa,u diin iyo dadweyne aad u tiro badan ayaaa waxaa laga soo jeediyey muxaadaraad