Bandhig Faneed lagu taageerayo Darbi Jiifka oo Muqdisho kadhacay
Bandhig faneed ay ka qaybgaleen boqolaal qof oo loogu talo-galay in dhaqaalaha kasoo baxa lagu caawiyo caruurta darbiyo jiifka ah ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.