Share with your friends via email

Tifaftiraha Shabakada Warsheekh oo tahniyad Meher udiray Cabdi Nasri Adaawe Igalle & Marwo Faaiza Mohamed Noor Toxoow oo meherkoodu kadhacay magaalada Oslo ee wadanka Norway

Waxaanu halkan hambalyo, tahniyad iyo bogaadin hawada umarinaynaa Mudane cabdiNasri Adaawe Igalle & Marwo faaiza mohamed noor (FaaIza Bella) oo meherkoodu kadhacay Magaalada oslo ee dalka Norwey taariikhdu markay ahayd 24/03/2013

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip