Share with your friends via email

Dhalasho Farxad Leh, Aabe C/qadir Kabisite & Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo Gabar Ugu dhalatay magalada Capetown Wadanka Konfur Afrika.

Waxa tahniyad dhalasho oo farxad leh loo dirayaa Aabe Cabduqadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste) iyo Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo gabar ugu dhalatay magaalada Capetown ee wadanka Konfur Afrika .

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip