Waxaan anagoo ah jaaliyadda soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa Allah ha u naxariistee Marxuumad Nurtra Hagi Mohamed oo ku geeriyooday maagalada Toronto ee dalka canada, Waxaan tacsi gaar ah u diraynaa Wiilkeed