Share with your friends via email

Baarlamaanka Oo 30,000$ Ugu Deeqay Agoonta Ay Ka Geeriyoodeen Askartii Booliiska Kadib Kulan Ay Xildhibaannada Iyo Taliska Booliiska Yeesheen Maanta

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lacag gaareysa 30,000$ (Soddon kun oo Doollar) oo ay gunadooda bishan ka jarayaan ugu deeqay carruurta agoonta ah ee ay ka geeriyoodeen askarta Booliiska ah ee naftooda u huray dalkooda,dadkooda

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip