Ma dhab baa in meydka Ibraahim Afghan laga safriyey degmada Baraawe ka dib markii la dilay?
Waxaa soo baxaya Warar Sheegaya in Magaalada Baraawe ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab laga dhoofiyay Meydka Kuxigeenkii Amiirka Guud ee Xarakada Al-Shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaan (Ibraahin Afgan) .