Real oo Xasuuqday juve, Reer Manchester, PSG iyo Bayer oo wada badiyay
Juve Vs Real
Labo gool uu dhaliyay Cristiano Ronaldo oo midi ay rigoore aheyd ayaa ka caawisay Real Madrid inay 2-1 kaga badiyaan Juventus oo marti ku aheyd Santiago Bernabeu, iyadoo kooxda ka dhisan Serie A ay 10 ciyaaryahan ku ciyaareysay inta bad