Share with your friends via email

MA OG TAHAY in ninkii sameeyay Qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov uu geeriyooday (VIDEO)

MA OG TAHAY in ninkii sameeyay qoriga caanka ah ee AK47 Mikhail Kalashnikov uu maanta geeriyooday isaga oo 94 jir. Kalashnikov waxa uu ku dhashay saboolnimo sanadkii 1919, dhulka buuraleyda fog ah ee Atlai ee Ruushka, wuxuuna ka mid ahaa 17 caruur ah

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip