Share with your friends via email

MURASHAXIINTA PUNTLAND"Haddii wax ka xumaadaan doorashada, waxaa mas'uuliyaddeeda leh Faroole" (Sawiro)

Murashaxiinta u taagan xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka ee ka qayb gelaya doorashada madaxtinimada Puntland ee bisha Janaayo ayaa go'aamo kasoo saaray kulammo magaalada Garoowe uga socdey 48-dii saac ee ugu dambeeyey.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip