Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Waxa habeen barki xalay magaalada Nairobi ku geeryooday Alaah Unaxariiste Xaaji Cabduqaadir Maxamud Kulmiye oo ku magac dheeraay (Xaaji Shoobaaye) oo siweyn looga yaqiinay gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya.
To:
From:
Your Name:
Message: