Share with your friends via email

Xuski Ugu horeeyay ee Dhalashada Nabiga (NNKH) oo maanta lagu qabtay Nairobi (Sawiro)

Munaasabad lagu weyneenayay Xuska Dhalashada Rasuulkeeni Muxamed (CSW) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyadoo maantana ee kubeegneed maalinta kowaad ee bisha Mowliid oo ah bisha uu dhashay suubanaha (NNKH).

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip