Xarunta Baarlmaanka Puntland oo ku taalla magaalada Garoowe, waxaa maanta ka dhacday munaasabad ay kula kala wareegayeen xilalka guddoomiyaha cusub ee baarlmaanka Puntland, Siciid Xasan Shire iyo guddoomiyihii hore, C/rashiid Maxamed Xirsi.
To:
From:
Your Name:
Message: