War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in wili hakad kujirto kudhawaaqista Xukuumada Cusub xili goor sii horeesay lafilayay in lagu dhawaaqi doono golaha Wasiirada Cusub.
To:
From:
Your Name:
Message: