Mareykanka oo sheegtay weerar ay ka fuliyeen xalay maqribkii Barawe
Sargaal ka tirsan dowlada Mareykanka ayaa Talafishinka CNN ee laga leeyahay dalkaasi u xaqeejiyay in Ciidamo ka tirsan dowladaasi ay weerar dhinaca cirka ah ku qaadeen hogaamiye ka tirsan xarakada Alshabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya.