Ra'iisul Wasaaraha oo soo gabagabeeyey kulan looga hadlayay qorshaha xukuumada ee 2014 (Sawiro)
Muqdisho, January 27.2014-----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo gabagabeeyey kulankii labada cisho soconayay ee looga hadlayay qorshaha xukuumada ee sanadka 2014, waxaana kulankan m