Dibad Bax Saameen yeeshay oo iminka kasocda Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya
Ciidamo tiro badan oo katirsanaa Milatariga Soomaaliya dhawaana laga eryay shaqadii ay ka hayeen ciidanka xoogga Soomaaliyeed ayaa ayaa maanta barqadii dibadbax waxa ay ka dhigayaan afaafka hore ee xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.