Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan "Waa muhiim in ballan-qaadyadii caalamka laga dhabeeyo si loogu kalsoonaado New Deal." (Sawiro)

Mogadishu, 24 February 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership Forum). Waxaana goob-joog ka ahaa Ergeyga Gaarka ah e

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip