Share with your friends via email
Xog hoose oo ay heleyso shabakadda www.warsheekh.com oo ku saabsan maamul cusub oo loo sameynayo 2gobol oo katirsan gobolada dalka soomaliya.
Degmada afgooye ee gobolka shabellaha hoose ayaa maanta waxaa kafurmay shir looga arinsanayo maamul u sameynta gobolada shabeelooyinka .