Share with your friends via email

Askari Katirsan AMISOM oo sir kashifay iyo Afhayeenki AMISOM oo kadaba hadlay

Iyadoo askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM oo u dhashay dalka Burundi uu maalin ka hor sheegay in AMISOM aysan doonayn in laga taqaluso Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa jawaab ka bixiyay afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip