Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe. (Daawo Sawiro)

Maarso-13-2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha dalka Japan Mudane Shinzo Abe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip