Fannaanada caanka ah ee lagu magacaabo Farxiya Maxamed Cabdulle (Farxiya Kabayare) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka soo degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde magaalada Muqdisho iyadoo ay halkaasi si weyn ugu soo dhoweeyeen fannaani