Ra'iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo ka tacisyeeyey dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay Baydhabo, diyaaradna u diraya dhaawaca
Muqdisho, May 12, 2014 — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo oo ay ku dhinteen muwaadiniin aan waxba galabsan. Waxa uu R