Amarkii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada oo ahaa in laga baxo Guryaha dadku leeyihiin la iskuna celiyo wixii lakala heysto ayaa maanta degmada hilwaa haweeneey gurigeedii mudo 23 sano ah awood looga heystay laga saaray dadkii daganaa
To:
From:
Your Name:
Message: