ARINKA AQOONSIGA EE ODAY DHAQAMEEDKA SOMALIYA MA AF-WAX CUNAY XIDHOODBAA, MISE WAA XAQIIQO JIRTA??
"Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa"