Dagaalada Sokeeye oo ka Socda Soomaaliya Yaa ka masuul ah? Xafiiska UNSOM Somalia ee Mr Nicholas Kay iyo Nuradin majaraha u hayaan qeybta ay ku leeyihiin. cadeymo badan..
UNSOM (Higsi cusub ee 2016-ka mise Hagardaamada cusub ee ilaa 2016-da).
Xafiiska UNSOM oo uu hogaamiyo Nicholas Kay, uuna Lataliye u yahay siyaasiga kasoo jeeda Puntland ee Nuradin Aden Diriye wuxuu si muuqata ugu lug leeyahay Degenaansho la'aa