R.W Cabdiwali "Dagaalka waa in deg deg loo joojiyo, laysugna yimaado goggol wada xaajood"
Muqdisho, June 9, -----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen gudiyadda Amniga iyo Siyaasadda ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo d