Tirada dadka qaatay dhalashada Sweden sanadkaan socda ee 2014 ayaa Laanta Socdaalka soo bandhigtay. 13 000 qof ayaa ilaa hada la siiyay baasaboorka Sweden kuwaasoo ka soo jeeda 150 wadan. Dadka ugu badan ayaa ka soo jeeda wadamada Iraq, Poland, Somal