Garoonkan oo weliba ah mid gaar loo leeyahay ayaa waxaa dhisay Xasan Waraabacade, oo hore u ahaan jiray ciyaartoy caan ah, oo usoo dheeli jiray kooxihii heerka kowaad ee kubada cagta ee Soomaaliya, gaar ahaana kooxdii Madbacada Qaranka sanadihii side