Share with your friends via email

Suuqa Ganacsiga Islii oo Albaabada Loo laabay iyo Xaalada Kenya oo laga baqayo inay Maanta ka dhacaan Rabshado salka ku haya Siyaasad

WaddankaKenya ayaa laga baqdin qabaa inay ka dhacaan maanta rabshado salka ku haya siyaasad, iyadoo lagu wado inay ka dhigaan dibadbax weyn magaalada Nairobi taageerayaasha xisbiga ODM oo ah xisbiga ugu weyn xisbiyada mucaaradka Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip