C/qaadir Oromo oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London
Waxaa xalay isbitaal ku yaal magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday Allaha u raxmadeen C/qaadir Cismaan oo loo yiqiinnay Oromo oo ka mid ahaa qorayaasha Soomaliyeed ee qoraallada badan ka sameeyay colaadaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.