Siyaasaddu waa cilmi guda weyn, oo kaligii sanado badan loo xereysto barashadiisa, qoraal iyo qoraallane laguma koobi karo waxa siyaasadi tahay. Siyaasaddu waa hannaan ama hab caddaaladeed bulsho meel wada dagto loogu qeeybiyo awoodaha siyaasadeed iy