C/raxmaan Ibraahim Cali (Shiiraar) oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u beeniyay war lagu daabacay Shabakad ka mid ah kuwa Soomaalida, taasoo lagu sheegay in xarigga xildhibaanka uu ka dambeeyay Wasiirka