Share with your friends via email

Is reeb reebka koobka Euro 2016 iyo kooxaha toddobaadkan u soo baxay

Waxaa garoomada dalalka Yurub ka dhacay kulumada Xulalka ay ugu soo baxayaan isreeb reebka koobka Euro 2016 ee lagu qabanayo France, iyadoo la shaaciyay kooxaha ugu horeeya ee toddobaadkaan soo baxay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip